Wasiirka xafiiska horumarinta waraabka iyo dooxoyinka mudane:#abdirahman#ciid#dahir ayaa ka war-bixiyay ahmiyada loo aas-aasay warshada malabka ee Fiiq.waxuu wasiirku sheegay in ahmiyadu tahay in shaqo abuur loo sameeyo bulshada iyadoo shaqo abuurku uusan ahayn oo kaliya dadka ka shaaynaya warshada ee ay tahay kuwa iskaashatooyinka ee soo saaraya malabka oo gashiga u noqonaya warshada halkaasna faa’iido ka helaya.Hadaba iyadoo taas laga duulayo ayuu xafiisku tabobaro siiyay iskaashatooyin ka kooban 46 iskashato sidoo kalena xafiisku ka caawiyay qalabka Gaagurta.warshadan ayaa maalinkii qasacadayn karta malab dhan 2000 Kiilo.warshadan ayaa la filayaa marka ay shaqada bilawdo in wax wayn ka badali doonto qorshayaasha kor loogu qaadayo kaabayaasha hormarineed iyo kuwa dhaqan dhaqaale ee bulshada deegaanka iyo kuwa dalkaba
The National Intelligence and Security Agency (NISS) has urged social media activists who tried to confuse the public by spreading false information to refrain from illegal activities. The agency warns that some social media activists, who have recently misused their freedom of expression by spreading false information about the service of their websites on social […]
Hadaba kooxdan falaagada ah ayaa si buuxda uga horyimid midnimada iyo jiritaanka astaanta Qaranimada ee dalkani itoobiya sidoo kalena ku xadgudbay dastuurka JDFI koobanyahay ayaay hadana kooxdani habaaran dagaal ku qaadeen xarunta taliska Ciidammada aaga waqooyi ee mekelle goor habeenimo ah kadibna ay si bini’adanimo ka bax ah ku dileen saraakiil sar sare oo kamid ahaa
Ciidammada difaaca qaranka itoobiya Hadaba jamhuuriyada dimuquradiga federalka itoobiya oo uu wakhti xaadirkan gaaashanka uhayo mudane reysal wasaare Dr Abiy Ahmed Ali iyo xukumadiisa ayaa ka xanuunsaday falalka waxuushnimada ah ee ay ku kaceen kooxda falaagada ah ee TPLF kadibna dowlada jamhuuriyada dimuqraadiga federalka itoobiya oo sifo sharciga dalka waafaqsan umareysa ayaa waxay jawaab celin toos ah kaga felcelisay dagaalkii iyo xasuuqii ay TPLF ugeysatay Ciidamadii ku sugnaa xarunta taliska Ciidammada difaaca qaranka oo ku taalay aaga waqooyi gaar ahaan magaalada mekelle
Kadibna waxaa si toos ah u biloowday dagaal ay kooxda falaagada ah ee TPLF ku qasabtay dowlada federalka iyo CIIDAMADA qaranka itoobiya Dagaalkan oo udhaxeeyay Ciidammada difaaca qaranka itoobiya iyo kooxda falaagada ee jamhada TPLF ayaa si toos ah usocday mudo 20 labatan cisho oo isdaba joog ah
Oo ugu danbeyn Ciidammada difaaca qaranka itoobiya oo si muwaadinimo ah udifaacayay dastuurka FDRE iyo astaanta midnimada iyo jiritaanka Qaranimada dalkani itoobiya ayaa si buuxda uga gaadhay guulo wawayn dagaaladii wakhtiga dheer qaatay ee ay dibu soocelinayeen sareynta sharciga iyo xasiloonida iyo kaladambeynta ee ay kula jireen jamhada falaagada ah ee TPLF
Hadaba Ciidammada difaaca qaranka itoobiya ayaa si buuxda uga adkaaday kooxda falaagada ah ee TPLF sidoo kalena la wareegay dhamaan magaalooyinka deeganka tigray Ugu danbeyn Ciidammada difaaca qaranka ayaa si rasmi ah u hareereeyay magaalada caasimada ah ee mekelle oo ay ku noolyihiin in kabadan 500,000 oo shacabka tigray ah
Hadaba reysal wasaaraha dalkani itoobiya mudane Dr Abiy Ahmed Ali ayaa mudo 72 saacadood ah u qabtay in ay isku dhiibaan hubkana ku dhigaan dhamaan kooxda TPLF
Isku soo Wada duuboo waxaa si buuxda u muuqata in natiijada dagaal ee 20 cisho oo xidhiidh taxan u dhexamaray kooxda falaagada ah ee TPLF iyo Ciidammada difaaca qaranka itoobiya ay wakhti xaadirkan ay ku soo biyo shubteen miishii ugu dambeysay sidoo kale waxaa xusid mudan in si buuxda looga adkaaday Loogana guuleystay kooxda falaagada ah ee TPLF wakhti xaadirkan ay dowlada federalka ayaa u qabtay mudo 72 saacadood ah ay hubka ku dhigaan isuna soo dhiibaan Ciidammada difaaca qaranka itoobiya
Hadaba masuulka kooxda falaagada ah ee TPLF gebresiyuom gebre oo ka falceliyay hadalka reysal wasaare Dr Abiy Ahmed ayaa sheegay in ayna marnaba isu soo dhiibi doonin dowlada federalka itoobiya shacabka tigray waxay diyaar uyihiin ayuu yidhi in ay dhintaan waa gebresiyuom gebre masuulka sida rasmiga ah u hogaaminaya kooxda falaagada ah ee TPLF
Guntii iyo gabagabadii warar hordhac oo hada nas oo gaadhaya ayaa sheegaya in ay si toos ah isu soo dhiibeen cutubyo kamida ciidamadii ka amarqaadanayay TPLF ee liyu police hadaba cutubyadan Ciidammada oo ahaa liyu police deeganka tigray ee ayaa la xaqiijinayaa in iyadoo ayna wali dhamaanin mudadii ay dowlada federal itoobiya uqabatay in ay isdhiibaan Ciidammada TPLF ayaa waxaa si rasmi loo xaqiijinayaa in qaarkamida ciidanka liyu police ee TPLF ay isu soo dhiibeen Ciidammada difaaca qaranka itoobiya gaar ahaan waxay Iska soodhiibeen dhinaca deeganka Canfarta oo ay xaduud la leh deeganka tigray.
Waloow wararkan hordhaca ee hada nasoo gaadhay ayna wali noo xaqiijinin tirada saxda ah ee ciidanka liyu police TPLF ee isa soodhiibay inta ay dhanyihiin hadana waxaanu jecelnahay in aanu idinla wadaagno saacad wareedyada fooda inagu soo haya
Ethiopian National Defense Forces make historic gains in fight against TPLFThe Ethiopian National Defense Forces (ENDF) is currently on the verge of capturing the capital, Mekelle, as the official command center for war orders issued by the National Defense Forces. to arrest criminals who violate the constitution and the unity of the Ethiopian national anthem. […]
According to the confirmed and reliable information received from the Ethiopian state emergency fact check news its currently reporting that the national defense Army has fully encircled across the mekelle surrounding areas in addition to this the report has confirming that the Ethiopian national defense Army has tightly encircled in evry direction across the mekelle city specifically Ethio defense Army using different types of aircraft and helicopters and other imperative air forces which has currently encircling and flying over four directions of mekelle
Meanwhile as per the recently referenced reports from the Ethiopian state of emergency fact check news it has been notified and confirmed that tonight were fully controlling across the evry direction of mekelle city
Therefore as allready the reality and confirmed updated news released referenced by the Ethiopian state of emergency fact check news has mentioned were strongly considered that tomorrow morning the Ethiopian national defense Army may capturing the mekelle city due to the fully encircled over any directions across the mekelle however the report has tremendously verified as already tonight it seems that the mekelle city controlling by the Ethiopian national defense Army
Therefore we are there to share with you for upcoming news hours meanwhile our HORN PEACE PRESS website is here by promising you to share with every news updates raised from the currently lockdown and encircled of mekelle city According to reliable information from the official website of the Ethiopian state of emergency fact check, heavy fighting is going on in the town of Mekele and it is confirmed
that the four sides are surrounded by the national army in all directions or on every road. and arriving in your city mekelle Sherman told reporters the government has said that the war different types different up standing in Mekelle reports have suggested that support parts of Mekelle captured hosts national defense Army also currently is seen in smoke and airstrikes by the national army The capital, Mekelle, will soon be fully taken over by the Federal Government of SomaliENDF)
Written by muktar Bashir Aden HORN PEACE PRESS Author Published by http://www.bighornpeacepress.wordpress.com Copyright bighornpeacepress.wordpress.com Reference: Ethiopian state of emergency fact check news
According to the confirmed and reliable information received from the Ethiopian state emergency fact check news its currently reporting that the national defense Army has fully encircled across the mekelle surrounding areas in addition to this the report has confirming that the Ethiopian national defense Army has tightly encircled in evry direction across the mekelle […]
Somali regional state Petroleum mines and energy bureau Head he Abdi Nur Farah who has officially visited one of the Somali region oil fields sites particularly in kallub crude oil and gas fields sites has mentioned that oil and gas production and drilling capabilities its expecting to overcome and achieve in the near future Meanwhile mr Abdi Nur Farah the recently appointed in Somali region Petroleum mine and energy bureau Head whose has officially been visited today one of the Somali regional state oil fields which is administratively named as a kallub oil and gas fields sites has been observing for the currently oil and gas production running activities were ethically notified and indicated on his field evaluation and observations visitation which is specifically aimed to observe and assess in the currently ongoing oil and gas carrying out production attempting project Therefore the Abdi Nur Farah somali region Petroleum mine and energy bureau has finally indicated on behalf of the Somali region Petroleum mine and energy bureau sector has officially notified according to the project running The head of the Somali Regional State’s bureau Head of Minerals, Energy and Petroleum, Mr. Abdi Nur Farah, who has been working as the Governor of Korahey before nominated by currently Petroleum and mine and energy bureau of Somali region almost one month ago during this time he was accompanied by a delegation led by the President of the Somali Regional State, Mustafe Muhumed Omar. delegation led by the President of the Somali Regional State, Mustafe Muhumed Omar, which has officially visited in one month and half ago in Elele and Kalub oil fields of Somali region. meanwhile the during this time President were accompanied by the Minister of Minerals, Energy and Petroleum who was the governor of korahey zone during this time (FDRE) as well as Mr. Abdi Nur Farah, forinstance the Somali regional state president he excellence mustafe muhumed Omar were officially being leading by the national honorable delegation’s which has aimly visited in the Somali region oil fields particularly Elele and kallub oil and gas field wells How However it was a historic visit and I have written a very important article. talks about the natural resources of minerals, energy and crude oil that God has generously blessed ourenvironment. Shortly afterwards, Mr. Abdi Nur Farah, who previously worked with the United Nations World Food Program (WFP) and has extensive experience in the field of leadership, was fortunate enough to be the next head of staff. Somali Regional State Minerals, Energy and Petroleum bureau Mr. Abdi Nur Farah paid his second official visit to the Kalub oil field in Somali region ”We will soon be fully extracting the oil and gas resources that Godhas blessed our environment with,” said Abdi Nur Farah, “and we will be able to extract all the various types of natural resources that are available to us.” our environment is rich He added that we will bring them out safely and make the most of them Finally, the Head of Minerals, Energy and Petroleum of the Somali Regional State, Hon. Finally, the Head of the bureau of Minerals, Energy and Petroleum of the Somali Regional State, Mr. Abdi Nur Farah, concluded by saying that it is imperative that we strive to work for peace and stability and to fully support our government as citizens. to protect our environment rich in a variety of natural resources such as minerals, energy and various types of oil and gas. Writen by muktar Bashir Aden HORN PEACE PRESS Author Published by http://www.bighornpeacepress.wordpress.com Copyright bighornpeacepress.
Ethiopian national defense army operation in tigray region and breaks the symbol of unity and existence Sovereignty of this country ethiopia The National Army has now taken control of a number of towns from the TPLF and it is clear that 95% of the major victories have now been achieved by the Ethiopian National Army (ENDF). Has fully captured almost half of the tigray region administrative distination However the national defense forces of Ethiopia is currently situating in Mekele, which is recently escalating with a heavy fighting, were the Ethiopian FDRE national defense forces restoring in the rule of law and specifically fighting with the TPLF junta escalating Therefore the currently bottle issuing by the national defense forces of Ethiopia is radically expecting to take full control of all towns in Tigray. Finally, the national army, which is currently on the verge of capturing the town of Mekele, is set to completely put an end to the insane greed of the TPLF, which has violated the national charter and the symbol of Ethiopian unity. We will also wait for the law to be welcomed soon by all the leaders of the TPLF rebel group and anyone identified as being involved in OR being involved in the illegal and terrorist acts perpetrated by the bloodthirsty TPLF group. We would like to express our sincere gratitude to all those who have supported and supported the JDFI National Army in the fight to restore the sovereignty of Ethiopia. The National Army’s fight against the TPLF is of great constitutional significance. ensures the rule of law and order in the state We once again thank the youth and all sections of the Ethiopian people for their full support of the FDRE National Army, especially the Somali people, for their full support of the National Army’s efforts to uphold the rule of law and security in Ethiopia. It is noteworthy that when the FDRE National Army ends its war against the rebel group that opposed the Constitution and the unity of the Ethiopian national flag, all individuals who have shown their full hand and full sense of patriotism have also supported the steps of the war. The National Army will restore and ensure the rule of law and stability in the country. I am sure that every individual who has supported the national army will be given a reward worthy of his support and patriotism. Connect with HORN PEACE PRESS